Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa wada dhismaha qaar ka mid ah wadooyinka dhagaxaanta ah ee muhiimka u ah isku socodka Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo gaar ahaan Xaafadda Cadaada oo dhibaata badan ku qabey wado La,aanta iyo meelaha qaar aysan lahayn wax wado ah dadku isticmaalaan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa