Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Dowlad Goboleedka Hiirshabeelle Mudane Maxamed Bashiir Qaasim oo ay wahelinayeen Agaasimaha waaxda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Agaasimaha waaxda Warfaafinta ayaa waxaa ay kormeer Shaqo ku tageen xaafada Kulmis ee Magaalada Jowhar haalkaasi oo ay ka socoto Caro Tuur taasi oo laga sameynayo meelaha uu ka jilicsanyahay Wabigga Shabeelle ee Jowhar.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya