Hay’adda Alraxma oo deeq biyo ah gaarsiisay Deegano kamid ah gobolka Togdheer.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Alraxma ayaa deeq Biyo ah gaarsiisay qoysas danyar oo ku nool Deegaaàno hoos taga Gobalka tog-dheer sida beya baxday, dabaraqas iyo ilimaha.

Deeqdaan biyaha ah ayaa ka koobneed labo booyadood iyada oo ay ugu talagashay Hay’adda dadka abaaruhu saameeyeen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa