Haweenka Kismaayo oo loogu baaqay inay ka qayb qataan xalinta khilaafaadka.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xal u helida khilaafyada ka dhex dhaca bulshada qaybaheeda kala duwan waxaay horseed u yihiin in la helo isdhexgal bulsho oo ku dhisan nabad.

Waxaana jira gudiyo ku dhisan Magaalada Kismaayo kuwaas oo loo tababaray xalinta khilaafaadka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya