Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib Kulan ka dhacay Xarunta Degmada Diinsoor ayaa waxaa looga hadlay Sharciga ilaalinta Gargaarka Bini’aadantinimo oo Wacyigelin Ah kaasoo Lagu Difaacayo Xuquuqda Aadanaha si loo ilaaliyo gargaarka loogu tala galay Bulshada Tabaaleysan.
Waxaa Kulanka Dahfurka ka qeyb galay Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Axmed Aaden Cabdi Bulshada qeybaheeda kala duwan Madax ka socotey Hey’adaha Samafalka Gudoomiyaasha Xerooyinka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa