Guddoomiyaha Degmada Gadoon oo Baaq u Diray Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.

0
184

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmada Gadoon ee gobolka Galgaduud Abdinaasir Cimaan Maxamad Qooje ayaa baaq u diray Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad-goboleedka Galmudug, isagoo ka codsaday in la dardargeliyo taageerada caafimaad ee Degmadaas.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in degmada Gadoon adeegyadda caafimaad ay yihiin kuwa aad u yar marka loo eego bulshada Halka ku nool.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa