Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u hishiisiinta Dowladda Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Jubbaland.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u hishiisiinta Dowladda Jubbaland iyo qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradaha Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya






