Deegaanka Istanbul oo laga dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Haweenka

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda Care ayaa Maanta Dhagax Dhigtay Dhismaha Xarunta Horumarinta Haweenka oo laga Hirgalinayo Deegaanka Istanbul ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Munaasabadda Dhagax dhiga ayaa waxaa Wasiirka ku wehelinayay Xildhibaan Maryan Cabdi Faarax oo kamid ah Golaha Wakiilada Jubbaland Agaasimaha waxda Qorsheynta ee Wasaaradda Howlaha Guud dibu dhiska iyo Guriyeynta Jubbaland, Guddoomiyaha Deegaanka Istanbul iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya