Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa si rasmi ah u bogaadisay doorka muhiimka ah ee ay hay’adaha caalamiga ah ka qaataan dhismaha iyo xoojinta hay’adaha dowladda Goboleedka Jubbaland.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya