Shir looga hadlayeey dardargelinta howlaha gargaarka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir muhiim ah oo looga hadlayay dardargelinta howlaha gargaarka iyo xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxeysa hay’adaha samafalka ee ka howlgala gudaha dalka.

Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, wakiillo ka socday hay’adaha samafalka ee maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa dadaallada gurmadka degdegga ah ee lala gaarayo bulshada ay saameeyeen masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa bini’aadantinimo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa