Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah culimada Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in laga qeybqaato dhameystirka xarunta agoonta ee degmadaas, taas oo loogu talagalay in lagu daryeelo carruurta agoonta ah ee ku nool deegaanka.
Culumadu ayaa sheegay in xaruntu ay tahay mid muhiim u ah bulshada, gaar ahaan carruurta nugul ee u baahan daryeel, waxbarasho, iyo hoy nabdoon.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya