Bulshada Degmada Hadaaftinimo oo Biyo La,aan ka Cabanaya.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Deegaanada Hoos yimaada Degmada Hadaaftimo ee Dowlada Puntland ayaa waxaa soo food saartey biyo yari daran iyagoona Cilad soo wajahdey Ceelkii ay Biyaha ka dhaansan Jireen Dhamaan Bulshada Balse ay tani ku tahay Caqabad aad u weyn goob aad u fog fog biyo u raadsanayaan dadka dham aysan wada awoodin.

Gudoomiyaha Degmada Hadaaftimo ku xigeenadiisa iyo Qaar kamid ah Golaha wasiirada Dowladda Puntland ayaa Kormeer ku tagay si ay u soo arkaan Xaalada Halkaasi ka jirta ee dhanka biyaha ah islamarkaana wax loogu qabto Noloshana Biyo la,aan ay halis tahay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa