Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shirka sanadlaha ah ee Wasaaradda la yeelato Hay’adaha Wada Shaqeynta dhaw la leh Wasaaradaha Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya