Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa weli socdo dhismaha Wajiga Labaad ee Garoonka diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo ay iska kaashanayaan Maamulka Degmada iyo Bulshada si loo helo Garoon Garoon diyaaradeed ee buuxiya baahida loo qabo iyagoo garab ka helaya Dowlada KG.
Si Bulshada loogu sii dhiiri geliyo in ay ka qeyb galaan Dhameystirka Dhismaha Garoonka ayaa Xilibaan Malaaq Guudow wuxuu Haweenka ugu baaqey in ay doorkooda qaataan si Garoonka loo dhiso maadama ay yihiin dadka ugu baahi badan ee isticmaali doona islamarkaana maal iyo muruqba geliyaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya