Magaalada Gaalkacyo oo laga sameeyay howlgal amniga lagu xaqiijinayo.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Mudooyiinkii ugu danbeeyay Ku howlanaa sidii wax looga qaban lahaa falal Amni darro ah oo ku soo kordhay Magaalada Gaalkacyo taaso ku aadan dhac xiliyada Habeenkii ah taasi oo ay geysanayeen Dhalinyaro ku hubeysan Bastoolada iyo Sido kale Mindiyo iyadoona Sameyn Amni ku yeelatay Shacabka ku nool Magaaladaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa