Sare UKac ku Yimid Qiimaha Dahabka Suuqyada Jowhar.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha dahabka ee suuqyada Magaalada Jowhar taas oo soo saameyn ku yeelatay ganacsatada iyo dadka iibsada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa