Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo wadooyinka Somaliland ayaa daahfuray Dhismaha Wajiga Labaad Ee Wadada Isku xirta Boorama Iyo Baki taasi oo laga bilaabay Jaamacadda Camuud oo ku taalla bariga magaalada Boorama.
Waxaa ka qeybgalay daahfurka dhismaha Wajiga Labaad Ee Wadadan,Enijineer,Wasiiro iyo gudoomiyaasha Boorama Iyo Baki.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa