Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda Sommarine oo ah shirkad ka shaqeysa dhismaha doomaha noocyadooda kala duwan, sida doomaha kalluumaysiga, xamuulka, iyo dalxiiska ayaa Maanta soo bandhigtay Doon dalxiis oo shirkada ay ku farsameysay gudaha Magaalada Kismaayo taas oo qeyb ka ah hormarinta dalxiiska Badda.
Munaasabadda soo bandhigida Doonta Dalxiiska ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirro ka tirsan Dowladda Jubbaland, xildhibaanno, maamulka degmada Kismaayo, madaxda iyo Howl-wadeenada shirkadda Sommarine, ganacsato, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya