Daawo Yari Soo Wajahdey Isbitaalka Degmada Xudur

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Degmada xudur oo kan ay in badan oo ka mid ah dadka Bakool ku dhaqan ku tiirsanyihiin ayaa maamulka isbitaalkaasi waxaa uu soo sheegayaa in ay jirto daawo la,aan heerkii ugu sareysey.

Guddoomiyaha Degmada Xudur ayaa maanta kormeerey dhamaan qeybaha kala duwan ee isbitaalka uu ka koobanyahay isaga oo u kuurgali baahiyaha ka jira isbitaalka waxaana uu la kulmey Maamulka isbitaalka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa