Beeraleyda Jubbaland oo baahi u qaba agabka tacbashada Beeraha.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Jubbaland waxay dadaal xoogan ku bixisaa sidii ay ugarab istaagi laheyd beeraleyda kunool deegaanada Jubbaland waxay ka caawisaa sidii beeraleyda ay u heli lahaayeen agabka tacbashada beeraha, sunta beeraha iyo qaar kamid miraha dalagyada la beerto.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya