Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Dibiriq ee galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa degan dad inta badan noloshoodu ku tiirsantahay wax soo saarka beeraha.
Beeralayda deegaankaas xiligaan ku guda jira tabcashada beerahooda ayaa wasaaradda beeraha iyo waraabka Dowlad goboledka Jubbaland ka codsatay inay ka caawiso waxyaabaha muhiimka u ah wax soo saarkooda sira abuurka beeraha iyo cagaf cagaf.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya