Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Doorka ay odayaashu ka qaataan xalinta khilaafaadka iyo ka shaqaynta nabada waa mid soo jireen ah dhaqana u ah dadka soomaaliyeed markii ay dowladu burburtay wixi ka danbeeyey waxa laf dhabar u ahaa xalinta khilaafaadka odayaasha dhaqanka soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan
waxa warbixin inooga diyaarisay Naxwo Axmed kadiye