Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garabka Chelsea, Noni Madueke, ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray Arsenal ka hor inta uusan u dhaqaaqin xagaagan.
Tani waxaa shaaca ka qaaday khabiirka suuqa kala iibsiga ee kubada cagta, Fabrizio Romano.
Sida laga soo xigtay isaga, Arsenal ayaa haatan u baahan inay heshiis la gaadho kooxda Chelsea.