WARARKA Cudurka Jiidka oo fara ban ku haya bulshada magaalada Baladweyne By admin - July 4, 2025 0 40 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha caafimaadka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa mudooyinkan ku soo badanayay kiisaska caruur la xanuusan cudurka loo yaqaano Jiidka. Maxamed Cali Samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/07/warka-samow-cudurka-jiida-magaalada-bvaladweyne-.mp3