Olole nadaafadeed oo laga sameeyay Magaalada Dhagaxbuur.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wakaaladda Bilicda, Cagaarinta iyo Nadaafada Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa olole nadaafadeed kasameeysay xaafadaha magaalada .

Intii uu socday ololahan ayaa waxaa ka qeeyb qaadanayay shacabka xaafadaha Magaalada iyadoo qashin badan looga saaray wadooyinka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa