Ururka Ganacsiga Haweenka KG oo Wada dadaalo Lagu Hormarinayo Ganacsatada.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururuka Ganacasiga Haweenka KG oo ah mid ay Aas- aaseen qaar ka mid ah Haweenka wax bartey ee Deegaanada KG,ayaa waxaa uu yahay mid si gaar ah uga shaqeeya sidii loo Horumarin lahaa Ganacasiga Haweenka si ay kaalin mug leh uga qataan Kobaca dhaqaale ee dalka.

Tan iyo intii uu jirey Ururka wuxuu door weyn ka qaatey sidii uu isbedel muuqda ay uga qaadan lahayeen Haweenka KG Ganacsiga Waxaana sidoo lagu soo dhisey Gabdhaha daneynayey Ganacsiga sida ay sheegtey Gudoomiyaha Ururka Ganacsiga Haweenka KG.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa