Kulan looga hadlayay Qorshayaasha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo lagu soo gab gabeeyay Hargeysa

0
47
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane Cabdullaahi Xasan Aaden ayaa soo xidhay kullan howleed oo mudo laba Maalmood ah u socday Agaasimeed waaxeedyada Wasaaradda kaasi oo lagu lafa gurayay sidii dibu eegis loogu sameyn lahaa Qorshe Howleedka ay Wasaaradu ku howlgaleyso 5sano ee soo socota.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya