Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soojeedka badan iyo Hurdo la’aanta waxaa laga dhaxlaa Dhibaatooyiin badan oo kala duwan waana dhibaato kamid ah Hab dhaqanada Cusub ee ku soo kordhay Aduunka taasi oo la arko in inta badan Dadku ay waqtiyada Habeenkii ah ay ku qaataan Isticmaalka Baraha bulshada taasi oo lagala kulmi karo dhibaatooyiin Caafimaad.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya