Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada jubbaland ayaa waxaa ay ka warbixisay qabyo-qoraalka hindise sharciyeedka xuquuqda Carruurta oo marxalada kale duwan soo maray.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa