Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo dhawaan la soo gabagabeeyey Wajiga Koowaad dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba ayaa hada la bilaabey wajiga Labaad dhismaha Garoonka oo lagu dhisayo si iska wax uqabsa ah si Bulshada uga faaideysato.
Qaar kamid ah shacabka Degmada Buur-Hakaba ayaa Si isxilqaan ah ku tagay iyagoo kaga qeyb qaadanaya dhagax gurista Garoonka Wajigiisa Labaad iyaga iyo maamulka Degmada taasoo qeyb ka ah dadaallada Bulshada Buur-Hakaba ku doonayaan in baahida Garoon la’aanta kaga baxaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa