Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Dowladda Jubbaland Mudane Maxamed Yuusuf Cumar oo si rasmi ah u daah furay dood cilmiyeed lagu falanqeeynayay aragtida Islaamka ee maamul-wanaagga ayaa faah-faahin ka bixiyay kulankan iyo muhiimada uu leeyahay.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya