Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka dhisan Ururo kala duwan kuwaas oo inta badan ay dhalinayaradu ku midaysanyihiin waxaana ka mid ah goloha Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo door wanaagsan ka qaata dadaalada lagu horumarinaya Deegaanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa