Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdi nuur Maxamad Cismaan Oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne isla markaana ku taqasusay cudurada ku dhaca timaha, Maqaarka iyo cidiyaha islamarkaana u waramay Warbaahinta ayaa bulshada Magaalada ugu baaqay inay ka digtoonaadan Shaambooyinka dhacay iyo Daawooyinka lagu madoobeeyo timaha kuwaasi oo sababa daadashada timaha iyo infection ku dhaca maqaarka .
Tima daashada ayaa waxaa u badan raga oo is ticmaala Daawooyinka ugu badan ee lagu jilciyo timaha iyo kuwa lagu madoobeeyo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeysa