Jubbaland oo soo bandhigtay qorshe lagu daryeelayo dadka tacaddiyada jinsiga la kulma.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa wado qorshayaal lagu xoojinayo taageerada iyo ilaalinta dadka la kulma tacaddiyada ku saleysan jinsiga, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo haweenka iyo carruurta ay dhibaatadu saameyso.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa