Tababar ku saabsan tayeeynta biyaha oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Biyaha iyo Kheyraadka Dabiiciga Maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Hargaysa ku qabatay Tababar kusaabsanaa Tayeeynta iyo Daweeynta Biyahah kaasi oo loo qabtay Wakaaladaha Biyahah maamulkaasi.

Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha maamulka Soomaaliland, mas’uuliyiin ka socotay Wakaaladaha Biyaha Hargaysa, qaar kamid ah shaqaalaha loo qabtay Tababarka iyo Macallimiin.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya