Dhismaha wadada Isbitaal Madina ee Degmada wadajir oo la dhagax dhigay.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aroornimadii hore ee Saaka Guddoomiyaha Gobolka Banaadi Dr Xasan Maxamed Xuseen ayaa usoo ka lahay sidii uu u dhagax dhigi lahaa wadada ka tagtaa isgoyska Banaadir aadana dhinaca Isbitaalka Madiina Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir wadadaan ayaa muhiim u ah isku socodka bulshada iyo gadiidka.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya