Warbixin:-Door Nooce ah ayeey Dhalinyaradu ka qaadan karaan Nabadeeynta iyo Horumarinta Bulshada

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax bartay ayaa ahaa mudooyiinkii danbe kuwa kaalin fir-fircoon ka qaadanayay Nabadeeynta iyo dibu dhiska Dalka.

Dhalinyarada Ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa fah- faahin ka bixiyay Doorka ay Dhalinyaradu ka qaadan karaan Wacyigelinta Nabadeynta iyo Horumarinta Bulshaada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa