Xarun lagu baran doono xirfadaha casriga ah oo Magaalada Gaalkacyo laga daah furay.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo ka furay xarun lagu barto xirfadaha casriga ah oo waxtar u leh dhallinyarada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya