Dhismaha Wajiga Koowaad Isbitaalka Degmada Wanlaweyn oo la soo gabagabeeyey.

0
55
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Isbitaalka Weyn ee Degmada Wanlaweyn ayaa socdey Wajigiisa Koowaad mudo ka badan Afar bilood ah iyadoo lagu dhisayo iskaashi Bulsho dal iyo dibadba kadib markii shacabka ay dareemeen baahi adeeg Caafimaad maadama marar badan Hooyooyin wadooyinka ku umuleen markii la waayey Xarun Caafimaad.

Maamulka Degmada Wanlaweyn ayaa sheegey in wajiga koowaad wareega Derbiga iyo salaxmada la so gaba gabeeyey isla markaana loo Gudbi doono Qeybta Dhismaha Qolalka isbitaalka uu noqon doono si Bulshada loogu adeego islamarkaana baahi jirta loogu boxo iyadoona dadka inta badan garab taagan yihiin dhameystirka dhismaha Isbitaalkan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa