Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartanka Koobka Kooxaha adduunka ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan isugu soo hadheen tartanka.
16 kooxood ayaa isugu soo hadhay tartanka iyada oo kooxahaas ku tartami doonaan koobka kooxaha adduunka.
Inta badan kooxaha waaweyn ee ka qayb galaya ayaa u gudbay wareega xiga ee tartanka koobka kooxaha adduunka.
Kulanka ugu xiisaha badan ee wareega 16-ka ayaa dhex mari doona kooxaha Juventus iyo Real Madrid.