Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga dhagax dhigay Iskuulkii ugu horeeyay ee Degmada Afmadow kaas oo gaar u ah Gabdhaha Degmada.
Guddoomiyaha Golaha Deeganka ahna Duqa Degmada Afmadow Mudane Cabdirahman Macalin Cali ayaa dhagax dhigay Dugsiga hoose/dhexe ee Gabdhaha Degmada Afmadow.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa