Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka shaqeysata Dhalinyaro iibisa Moobeelada Celiska ah kuwaasi oo Nolol maalmeedkooda ka raadsada balse waxa ay la kulmaan Caqabado ah in loo keeno mararka qaarkood Taleefano la soo dhacay ama la soo xadey iyaguna aysan ogaan karin.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ka shaqeysatada Iibinta Taleefanada Suuqa Cabdala Shideeyaha Baydhabo ayaa ka hadalaya Caqabadaha ay Suuqa kula kulmaan iyagoo Hay’adaha Amaanka dalbadey in dadkaas laga qabto sidoo kalena dadku aysan mararka qaarkood dood geliyaan Farsamadooda taasina ay dhibaato ku tahay.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya