Iskuul Gabdhaha u gaar ah oo laga Dhagax dhigay Degmada Dhoobley.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Jubaland Mudane Axmed Faarax Cali (Aweys) oo ay wahelinayeen Agaasimaha waaxda Horumarinta Adeega Waxbarashada Muqtaar Cabdi Cusmaan iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobalka Jubbada Hooose iyo ka Degmadda Dhoobley ayaa dhax dhigay Dugsiga Gabadhaha, oo Gaar u noqondoona Waxbarshada Gabdhaha kaasi oo loo dhisi doono Hab Casri ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa