Dhaqaatiirta degmada-dhoobley oo ka digay cudurada ka dhalan kara Duumada

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlwadeenada caafimadka ee degmada dhoobley ayaa bulshada uga digay xanuunada ka dhalan kara cudurka duumada Maxamed cali samow