Culimada Masjidka Laba Suul ee Kismaayo oo codsaday in masjidka dhul loo iibiyo.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga gacanta ku haya masjidka laba suul ee degmada kismayo ayaa bulshada ugu baaqay inay ka qayb qaataan balaarinta masaajidka Fardowso axmed cabdi