Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa tababar u soo xirtay qaar ka mid ah iskaashatooyinka beeraha ee soo saara calafka xoolaha, kuwaas oo ku sugan deegaanka Yoontoy ee waqooyiga magaalada Kismaayo. Naxwo axmed kadiye