WARARKA Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag oo la bilaabay By admin - June 27, 2025 0 39 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag ayaa laga bilaabay magaalada Adhicadeeye. Maxamed cali samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/06/warka-samow-dhismaha-wadada-sool-iyo-sanaag.mp3