Bulshada Caabudwaaq oo taageeray shirka nabadaynta ee dhawaan lafilayo in uu ka furmo Huurshe.

0
163

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulamo ay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ku taageerayaan shirka nabadaynta ee dhawaan la filayo in uu ka furmo Huurshe ayna soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug aya lugu qabtay Degmada Caabudwaaq.

Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan sida Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhallinyarada iyo Culimada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya