Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo kulan la qaadatay Hay’adaha ka howlgala Deegaannada Jubbaland

0
33
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen hay’adaha caalamiga ah, iyo kuwa maxalliga ah, ee ka howl-gala Deegaannada Dawladda Jubbaland.
Kulankan oo muhiimad gaar ah lahaa ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland, Mudane Abdirahmaan Abdi Ahmed, hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala Jubbaland, iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Guud ee wasaaradaha Dowladda Jubbaland.
Maxamed Cali Samowa.ayaa kawaramaya