Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb-galaya tartanka Xus oo Xaaqo.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb ah tartanka Xus oo Xaaqo sanadkiisa 2-aad, ayaa laamiga Magaalada Kismaayo ka sameeyay olole nadaafadeed, kaas oo ujeedku yahay in degmooyinka dalka ku dabbaal-dagaan deegaan nadiif ah, cagaaran oo nabad ah.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay ka qeyb galkooda tartanka Xus oo Xaaqo sanadkiisa 2-aad iyo rajada ay qabaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya